Marka ay dadku yidhaahdaan doorashooyinka Itoobiya ee sannadkan 2026 ma aha xor iyo mid daahfuran, waa runtood. Laakiin tilmaanta daahfurnaan la’aantu kuma filna in lagu sifeeyo shaqada meesha ka socota. Waa tilmaan qeexaysa in khalkhal ku jiro shaqada dimuqraaddiyadda, xaaladda Itoobiya wajahaysaa…

Doorashooyinkii Baarlamaanka ee ka qabsoomay Benin 11-kii Jeenawari 2026 ayaa dhaliyey jug ballaadhan ka dib markii Isbahaysiga Mucaaradka ee dalkaasi si weyn ugu guul darraystay in ay wax kuraasi ah ku yeeshaan Golaha Xeerdajinta, sida ay ku dhawaaqday Guddida Doorashooyinka Qaranku.
Natiijooyinka…

Muddo afartan sanno ku dhow, reer Yugaandha ma yaqaannaan madaxweyne aan ahayn Yoweri Musefeeni, oo 81 jir ah, welina talada gacanta ku haya, si kasta oo uu marar badan u ballanqaaday in uu xilka ka tagayo, se la mid noqda uun ballanqaadyadiisa kale ee ah in uu dalka ka dhigayo dal xooggan. Reer…

Madaxweyneha Taansaaniya, Marwo Saamiya Suluuxu, ayaa ku guuleysatay doorashadii madaxweynenimo ee dalkaas ka dhacday iyada oo heshay 98% codadkii la dhiibtay, sida ay ku dhawaaqday Guddida Doorashooyinku. Doorashadan ayaa waxa ku lammaanaa qalalaase baahsan oo ka dhacay qaybo badan oo dalka ah…