Skip to main content

Saturday 18 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Doorashooyin

Faaqidaad |
Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago. Muddo…

Wacaal |
Dagaallo culus ayaa galabta ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto degmada Howlwadaag, kaddib markii xiisaddu kor u kacday agagaarka meel ay mucaraadku ku qorsheynayeen bannaanbax berri loo ballansanayay. Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, oo saaka u guuray Howlwadaag…

Itoobiya waxa ay qabsan doontaa, 1-da Juun, doorashooyin, iyada oo ay jiraan qulqulatooyin aan damin iyo xiisado goboleed oo sii kordhaya.…

Aragti |
Maanta khatarta ugu weyn ee Soomaaliya ma aha oo kaliya Al-Shabaab ama amni-darro, balse waa burburka ku socda kalsoonidii siyaasadeed ee lagu dhisay nidaamka dowladnimo. Soomaaliya waxay maraysaa marxalad siyaasadeed iyo mid sharci oo aad u xasaasi ah. Odayaashii hore waxay dhihi jireen “Lug jiis…

Horraantii 2025, Dawladda Faransiiska ayaa ku eedaysay ninka adduunka ugu maalqabeensan, Elon Musk, ahna mulkiilaha barta caanka ah ee X oo hore loo odhan jiray Twitter, in uu faragaliyay doorashooyinka isaga oo isticmaalaya Algooriisamka iyo aaladda garaadka macmalka ah. Xeer-ilaaliyeyaasha…

Dimuqraadiyaddu ma aha oo keliya doorashooyin la qabto. Waa nidaam ku dhisan xeerar iyo mabda’a ah in cid kasta oo talada haysaa ay ugu dambayn dib ugu noqoto shacabka si ay u hesho sharciyad cusub. Taasi waa waxa kala saara nidaam dimuqraadi ah iyo nidaamyada kali-taliska iyo boqortooyada.…

Wadahadalladii sida weyn loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabka mucaaradka ayaa burburay Jimcihii, kaddib markii laba maalmood oo xidhiidh ah oo wada-xaajood ah lagu guul-darraystay in wax natiijo ah laga gaadho. Wadahadalladan, oo ka dhacay Muqdisho ayaa ujeeddadoodu…

Mucaaradka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay qorsheynayay dibadbaxyo ballaadhan oo ka dhaca guud ahaan caasimadda. Dibadbaxyadan ayaa loo abaabulayaa si looga falceliyo maamulka hadda talada haya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyo waxa ay…

Dadka daneeya arrimaha Soomaaliya, waxa u muuqda hir isku mid ah: waa humaag iyo hubanti la’aan sooyaalka siyaasadeed ee dalka lagu bartay. Ilaa hadda lama hubo doorashooyinka dhici doona dhawaan. Raysalwasaaraha xukuumadda hadda joogtaa waxa uu sheegay in ay sannad sii joogi doonaan. Waa run in…

Iyada oo ay soo koobmayaan maalmaha ka hadhay muddo xileedka lagu muransan yahay ee Madaxweyneha Soomaaliya, waxa ay maanta Filla Soomaaliya soo saartay qoraal ay si rasmi ah ugu iclaamisay kulan wadatashi ah oo ay ugu yeedhay xubnaha Goleha Mustaqbalka, kaas oo 10ka Meey ka qabsoomi doona xarunta…

Subscribe to Category Page