Wax badan ayaa laga qoray wayddiinta ah in aynnu madaxbannaani u haysanno doonisteenna iyo in kale, waxaana muuqata in ka hadalka arrinkani muhiim u yahay nolosheenna.
Aynnu marka koowaad dhisno mala’awaal ah in aynnaan xor ahayn oo aynnaan lahayn doonis madaxbannaanna. Waxa arrinkan soo…