Skip to main content

Saturday 16 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dood

Buug |
Buugagga sida fikradaha dhiirran waxa ay leeyihiin dhadhan gaar ah, waxaana u sabab ah fikradaha cusub ee aan loo baran ee ay xanbaarsan yihiin, kuna cusub akhristayaasha, waxa kale oo dhadhan u yeela doodda ballaadhan ee laga galo mawduuca buuggaas iyo qofka qorayba. Doodda buuggaas ka dhalataa…

Feker |
Hadal uu qoraagu maalmo ka hor qoray ayaa baraha bulshada ka dhex dhaliyey dood, biyadhaceeduna ahaa marka garabsiinta xadgudubku ka dhalato anshax darro, ee aanay ka iman jahli ama ismaandhaaf, markaas oo kale, in qofka xadgudubka garabka siinaya lagula doodo caddaymo caqli waxba ma soo…

Maqaalkani waxa uu dul istaagayaa dhaqanka qaar ka mid ah mucaaridka dhaliila siyaasadda nidaamka jira ee ay mucaaridka ku yihiin, kuna dooda in tallaabooyin nidaamka ama xukuumadda jirtaa qaadayso aanu isla nidaamka dan u ahayn. Waxa aad mooddaa in mucaaridkaasi xukuumadda danteeda ka yaqaanno.…

Aragti |
Qarnigii koobaad ee Islmaamku waxa uu ahaa midkii ugu degganaanshaha yaraa, dhanka fikirka iyo siyaasadda. In kaste oo aanay marna istaagin fikirka iyo curashada firqooyinku, haddana qarnigaasi waxa uu ku suntan yahay seeska fikirka diiniga ah ee, inta badan, firqooyinka Muslimiinta. Waxa ay…

Habeenkii Juun 21, 2024, waxa barta Twitter/X dood ka jeediyay Ibraahin-Hawd oo ah qoraa daneeya taariikhda, aadna u gu xeel dheer afka Soomaaliyeed, si mug lehna wax u gu qora. Dooddaas ka ma qayb gelin, laakiin dib baan ka dhegaystay iyada oo duuban. Waxa uu micneeyay, oo aan bilowgaba aad u gu…

Subscribe to Category Page