Sida noole kasta oo dhulkan ku nool, aadamigu sinaba ugama madax bannaanaan karo saamaynta deegaankiisa iyo xilligiisa. Saamayntaasi, ha muuqato ama yaanay muuqan e, ma aha mid ku kooban jidhkiisa oo kali ah, balse waa mid qayb libaax ku leh qaabaynta habdhaqankiisa guud ahaaaneed iyo waliba wax…