Skip to main content

Friday 17 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dimuqraadiyad

Faaqidaad |
Marka ay dadku yidhaahdaan doorashooyinka Itoobiya ee sannadkan 2026 ma aha xor iyo mid daahfuran, waa runtood. Laakiin tilmaanta daahfurnaan la’aantu kuma filna in lagu sifeeyo shaqada meesha ka socota. Waa tilmaan qeexaysa in khalkhal ku jiro shaqada dimuqraaddiyadda, xaaladda Itoobiya wajahaysaa…

Aragti |
Hordhac Nidaamka dawladnimada, hanashada awoodda iyo beddelaadeedu wuxuu dhextaal iyo lagama maarmaan u yahay tayada, kartida howlqabad iyo xasilloonida dawladda inta ba. Taariikhda dawladnimada, aadamuhu wuxuu soo tijaabiyey noocyo badan oo nidaam xukun ah; boqortooyo awoodda dhalasho lagu helo,…

Waraysi |
Aqoonyahanka siyaasadeed ee Adam Przeworski, oo ku dhashay dalka Poland, haddana borofaysar sharafeed ka ah jaamacadda Niyuu Yook, waxa lagu tiriyaa aqoonyahanka ugu cadcad ka hadalka qaddiyadaha dimuqraaddiyadeed ee qarnigii tagay. Waxa uu qoray buugaag dhawra oo caan noqday, sida “Capitalism and…

Buug |
Marka aad akhridid hormada afraad ee buugga “Hantida Qaramada” ee uu qoray Aadam Ismiit, waxa aad kala soo dhex baxaysaa in dimuqraadiyadda ay koox koobani gacanta ku hayso taladu (oligarchy) ay uga darantahay dadka saboolka ah xukuumad kelitalis ah, isaga oo ku doodaya in dawladdii si uun uga…

Dunida, ummad kaste waxa ay leedahay tilmaamo u gooni ah oo ay tahay in uu fahmo qof kaste oo daraaseynaya ama maamulaya ummaddaas, ujeedkiisuna yahay hirgalinta danteeda ama fahanka xaqiiqooyinkeeda. Hoggaamiyeyaasha ummadeed iyo fikiryahannadeeda ayaa ay kaalintooda ugu mudani tahay in ay nolosha…

Waddamada dadka muslimka ahi ku badanyihiin waxay bilaabeen bilawgii hore ee qarnigii labaatanaad inay bulshooyinkooda ku dabbaqaan cusboonaysiinta iyagoo naawilaya in nolol cusub la galo. Haddana waddamadaasi waxa ay dastuurradooda ku dhigeen in Islaamku diinta dawladda yahay, qodobkan oo ku…

Sannadkan 2024 waxa meelo badan oo Afrika ah looga ballansan yahay doorashooyin heer qaran. Ugu yaraan dhawr iyo toban dawladood ayay codkooda ka dhiibanayaan in ka badan 160 milyan oo codbixiye. Haddana hayaanka dimuqraadiyadaynta qaaradda weli fari ka ma qodna. Bishii Meey 29, 2024, Koonfur…

Bishii Maarso 31, 2024, ku dhawaad 62 milyan oo cod-bixiye ayaa iska xaadiriyey goobaha cod-bixinta si ay u soo xushaan cidda ku meteli lahayd goleyaasha deegaanka. Natiijada oo badankeedu cadaatay isla habeenimadii 31 Maarso, ayaa noqotay mid ka yaabisay dadka badankiisa. Yaabkani ma ahayn…

Casmi Bishaara waxa uu hordhaca buuggiisan cusub ee “Masalada Dawladda” ku sheegay inay qoristiisu ku dhalatay muxaadaro cinwaankeedu ahaa, “Qarannimada, Bulshada iyo Nidaamka Maamul: meelo ay ka midoobaan iyo meelo ay ku kala tagaan” oo uu ka jeediyay kalkii siddeedaad ee “Shirweynaha Culuumta…

Subscribe to Category Page