Baraawe! Haa, sheekadeennu waxa ay ku saabsan tahay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo hawlgal culus oo khaarijin ah oo ka dhacay habeen yaab lahaa oo ay taariikhdu ku astaysnayd 19 Juun 2013. Si aan u fahanno sheekada habeenkaas iyo hawlgalkaas culus aynu dib u laabanno labo sano iyo…