Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada oo ku saabsan cunfi arxandarro ah ayaa dhaliyay cadho iyo cambaareyn ballaadhan, ka dib markii la daawaday koox dad ah oo si xun u jidh-dilay, ka dibna gubaya nin la sheegay in uu xanuun dhimirka ah qabay, duleedka degmada Wallaweyn ee Shabeellada Hoose,…

Yaa oggolaan kara in aabbe laba carruur ah haysta dhabarka laga toogto isaga oo ku sugan mid ka mid ah waddooyinka Maanhatan? Waxa muuqata in dad sidaas taageersan jiraan. Ka dib dilkii Brian Thompson, qofkii ku eedaysnaa dilkiisa, Luigi Mangione, waxa uu halyey u noqday dad badan. Dukaannada…

Dhegaha bulshada iyo warbaahinta waxaa ku soo laalaabtay warar tibaaxaya in Maammulka Buntilaan laga fuliyo xukunno dil ah oo lagu qaadayo xubno ka kala tirsan ururrada al-Shabaab iyo Daacish. Nuxurka iyo farriinta ay xukunnadaasi wataani waa inay Buntilaan tahay maammul ay u degsan tahay…

Warbixintani waxay qiimaynaysaa habraacyada iyo sugnaanshaha sharci ee xukunka dilka ee lagu fuliyo eedaysanayaal kala duwan oo lagu maxkamadeeyo Soomaaliyada koonfureed (shanta maamul-goboleed ee ku hoos jira dawladda federaalka ah).
Warbaahinta gudaha ee Soomaalidu si bille ah ayay u soo werisaa…