Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa dhawaan u gudbiyey Golaha Wakiillada xeerka diblumaasiyadda. Tallaabadani waa mid mudan bogaadin, balse waxay si cad u iftiiminaysaa daldaloollo muddo dheer jiray oo ku saabsan siyaasadda arrimaha dibedda ee Somaliland iyo sida loo hago ama ay u shaqayso.…

Istaraatajiyadda Kuuriyada Koonfureed ee Afrika waxa hadheeyay soosaarista macdanaha muhiimka ah si loo xasilisto sarrayn wershadeed. Arrintani waxay si fiican uga muuqatay shirweynihii kowaad ee Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo caasimadda Kuuriya ee Siyool lagu qabtay Juun 4 ilaa 5, oo ay…