Skip to main content

Saturday 16 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

dhaqanka carbeed

Feker |
Markaynnu si guud u eegno hannaanka uu raacay [Samuel Huntington], oo ah ninka u ololeeyey “Loollanka Xaddaaradaha”, laga soo bilaabo hordhaca uu kusoo bandhigayo awaal-cilmiyeedkiisa ilaa gunaanadka maqaalkiisa, waxaynnu arkaynaa maqaal yaab leh, qaab ahaan iyo istiraatiijiyad ahaanba: shaacinta…

Haddii aynu dabo galno, wanaagga koobaad ee qofka carbeed lagu barbaariyo waxa aynu soo helaynaa in ay tahay hoggaansamida. Tan iyo waqtigii ciyaalnimada waxa la inoo laqimay hoggaansannaantu in ay tahay jidka kaliya ee lagu yeelan karo akhlaaq koran, taas awgeed waxa innagu waajibtay in aynu u…

Subscribe to Category Page