Skip to main content

Wednesday 19 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Dhaqan |
Soomaalida dhexdeeda maansadu waa agab aad u xoog badan oo loo kaashado diiwaangelinta dhacdooyinka, waayo-warranka iyo tejribada ummadeed ee bulshada. Waxay ka mid tahay ilaha rasmiga ah ee taariikhda Soomaalida laga raadguri karo, iyada oo hagaag looga ogaan karo wixii sooyaalka ummadeed ka…

Aragti |
"Araweelo dumar oo dhan bay, u aqli roonayd Iyaduna awoowgeed la naar, ma arrin fiicnayne Goortii ugaas laga dhiguu, ololay suurkiiye" — Faarax Xuseen Sharma'arke Sheeko-xariiradu waa mid kamid ah arrimaha dhifka ah ee bulshooyinka caalamku ka simanyihiin lahaanshaheeda. Bulsho kasta waxay u…

Waa hubaal in maanta bulshada inteeda xooggani isla qirsantahay in gabadha Soomaalida ahi la nooshahay dulmi badan oo ay tirsanayso ilaa iyo xilli fog oo dib ugu noqonaya unkankii bulshadeeda. Ugu yaraan maanta lagama doodayo gabadha ma xaq baa ka maqan mise way kibirsantahay—sida dhici jirtay…

Buugga “Don Quijote de la Mancha” (oo Carabta dhexdeeda si weyn loogu yaqaan “Don Keeshot”) waxaa loo tixgeliyaa shaqada suugaaneed ee ugu caansan uguna caalamisan ee lagu qoray afka Isbaanishka. Sidoo kale, qoraagiisa Miguel de Cervantes Saavedra (1547–1616) waxaa loo aqoonsan yahay aasaasihii…

Feker |
Bishii Feebarwari 1926-kii, taariikhyahanka Maraykanka ah ee Carter G. Woodson wuxuu bilaabay waxa uu ugu yeedhay “Toddobaadka Taariikhda Dadka Madow”, kaas oo tobannaan sanno ka dib isu beddelay waxa maanta loo yaqaan “Bisha Taariikhda Madowga”. Boqol sanno kadib hindisahaas, bulshooyinka madowgu…

Boqoradda Masar ka soo jeedda ee Kilibaatra ayaa had iyo jeer i soo jiidan jirtay tan iyo carruurnimadaydii, laakiin baaritaanka kaydka taariikhiga ahi wax kale ma soo saarin aan ka ahayn khuraafaad iyo dacaayad Roomaani duug ah. Sidaas darteed, mala-awaalku waxa uu ii noqday jidkii aan kaga xoreyn…

Madxafyadu waa haayado muhiim ah oo door weyn ka qaata ilaalinta, kaydinta, iyo gudbinta aqoonta iyo dhaxalka bini’aadamka. Sida ay qeexdo haayadda International Council of Museums, madxafku waa xarun joogto ah oo aan macaash doon ahayn oo u adeegta bulshada, isla markaana ururisa, ilaalisa,…

Guushii qoraaga reer Kuuriyada Koonfureed Han Kang ee Noobasha Suugaanta sannadkii 2024 waxay noqotay tusaalihii ugu dambeeyay ee muujinaya sida dhaqanka dalkaasi u noqday awood caalami ah. Guushan ma aha dhacdo kedis ah; waa mid ka dhalatay siyaasad dhaqan oo muddo dheer si qorshaysan loo dhisay.…

Hidde waa wax soo jireen ah oo ummadi ay ka dhaxasho abka ay ka soo jeedo. Waa caadooyin, iyo farsamooyin nololeed oo bulsho hab soo jireen ah u dhaxasho, ciyaaruhuna waa hidde aynu soo jireen u leenahay, taas oo xambaarsan qiyam aynu rumaysanayn. Dhaqanku waa astaanjirrida iyo aragtiyaha ka dhasha…

Ka hor intaan sheekooyinka lagu daabicin buugagga ama aan lagu soo bandhigin shaashadaha, waxa la isugu tebin jiray ardaaga ama geedka hoostiisa, iyadoo erey kasta iyo xanshaashaq kastaaba siteen cashar iyo xikmad, iyo habdhac keliya uu fahmi karo qofka goobjoogaha ahi. Geeska Afrika, si la mid ah…

Subscribe to Category Page