Feker
Cabdalla Faatax
|
Soomaalidu waa ummad si weyn u qiimeysa curinta iyo hal-abuurka, gaar ahaan hal-abuurka maansada. Waxay leedahay dhaqan aad u fac weyn oo hodan ku ah dhanka suugaan-afeedka (oral literature). Kaas oo ah dhaxal lagu kaydiyo sooyaalka, aqoonta iyo xikmadda bulshada. Suugaan-afeedka ayaa kaalin muhiim…