Ururka BRICS waxa uu abbuuray weydiimo badan oo ku saabsan dabeecadda degel-siyaasadeed. Laga soo bilaabo markii la unkay ururkan tobankii sanno ee ugu horreeyey qarnigan, waxa jiray qiimayno aad u kala tagsan oo ku saabsan koboca isbahaysigan cusub: qiimayno ka dayrinayay sii jiritaanka…

Masar waxa ay heshiis millatari la saxeexatay Soomaaliya, sannadka soo socdana waxa ay Soomaaliya ka hawlgelin doontaa ciidamo nabad ilaalin ah, haddaba, Masar ma halis ayaa ay faraha kula jirtaa?
Xidhiidhka Masar iyo Soomaaliya ayaa weji cusub yeeshay ka dib markii labada dal kala saxeexdeen…

Hogaamiyayaasha Soomaalilaan waxa ay u dhigaan in ay tahay Jamhuuriyad nabad ah oo xasilloon, oo ku taal gobol rabshado badan oo aan xasilnayn. Haddana, baanahaa marka laga tago, waxaa dhidibada Soomaalilaan rifaya musuqmaasuq, sinnaan la’aan dhaqaale iyo fadhiidnimado siyaasadeed.
Kolkii ay…

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyadeedii Asmara saddexdii bisha,…

Aleksander Gelyefish Dugin waa faylasuuf biddixda fog ah oo u dhashay dalka Ruushka lagu na xanto maskaxda iyo miyirka fallaadamiir Buutin ku hawl galo, Dugin, wuxu dhashay hillaadii 1962-kii toddobadii bishii Janaayo, waxa uu ku abbabay oo ku kacaamay caasimadda dalka Ruushka ee Moskow…