Warqadani waxay soo bandhigeysaa kala duwanaanshaha afguriyada bulshada Soomaaliyeed ee ku saabsan noocyada (Jaadadka) qudhaabka faraha badan ee ay dhallaanku midhahooda cunaan magacyada looga kala yaqaanna deegaannada kala duwan ee ay ku nooshahay bulshadeenna Soomaaliyeed. Qudhaabka (dheefta) ay…

Kolka laga warramayo dadka ugu saamaynta badnaa ee ilaalinta deegaanka iyo ololayaashii ugu waa weynaa ee dunida ka dhaca kaas oo lagu beerayay dhir, waxaa khasab ah in magaceeda la xuso Wangari Muti Maathai oo ah haweenayda hindistay ololihii lagu beeray tiro ka badan konton milyan oo geed, kaas…

Tamarta cagaaran ee Haydarojiinku (green hydrogen) waa haydarojiin laga dhaliyo biyaha, tamarna loo rogo iyada oo la adeegsanayo ilo dabiici ah oo aan saamayn taban ku yeelanayn deegaanka.
Dalka Tuunis, heshiisyo is afgarad oo is xigxigay ka dib, doodo badan oo ku saabsan heshiisyadaas ayaa…