HORDHACA TURJUMAANKA
Markii uu Cali Ileeye, uu isla madashan Geeska ku baahiyay sheekada gaaban ee “Keen hal shilin” baan u kuurgalay aniga oo kolkii aan akhriyay sheekada qabyo ka dareemay, dabadeed waxa igu dhalatay in aan raadiyo bal in Dayib Saalax intaa in ka badan ka dhiteeyey booqashadiisii…

Sheekadan waxa qoray qoraaga reer Suudaan ee Caalamiga ah al-Dayib Saalax, mar uu Soomaaliya yimi.
Maalintii koowaad ba waxa jidka ii istaagay nin jooggiisu dhexdhexaad yahay, oo badhtamihii cimriga ku jira, sansaanka wejigiisuna uu aad u kala qoran yahay. Waxa la mooda inuu u dhashay beesha bani…