Skip to main content

Friday 17 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dawladnimo

Buug |
Dunida maanta waxa isku dhigma siyaasadda iyo beenta oo la isku lammaanaysiiyaa, sida dad badan oo bulshooyinka casriga ahi sawirtaan, sababtuna waa heerka beentaee ay siyaasiyiintu sheegaan, siiba madaxda nidaamyada iyo hoggaamiyayaashu. Waxa dad badani si shaacsane ah u aaminsanyihiin in…

Aragti |
Hordhac Nidaamka dawladnimada, hanashada awoodda iyo beddelaadeedu wuxuu dhextaal iyo lagama maarmaan u yahay tayada, kartida howlqabad iyo xasilloonida dawladda inta ba. Taariikhda dawladnimada, aadamuhu wuxuu soo tijaabiyey noocyo badan oo nidaam xukun ah; boqortooyo awoodda dhalasho lagu helo,…

Feker |
Maxaa keena in dadku gedoodo oo furka tuuro dabadeed gacanta ka hadlo ama ugu yaraan gaar u tashado? Ummadaha iyo qarammada raba in ay dhismaan maxaa ku keena cunfiga siyaasadeed iyo qulqulatooyinka laga yaabo in qaybo ka mid ah bulshadu ay ku kacdo ka dibna gaadho heer ay qoriga u qaadato ama u…

Musuqmaasuqu wuxu dumin karaa bulsho dhisan oo figta sare joogta, halka la dagaallankiisu uu gobeyn karo bulsho kacaakufaysa oo sagxadda taalla. Sidaas awgeed, curiskan koobani waxa uu iftiiminayaa sababaha qofka iyo bulshada ku riixa in ay ku kacaan falal halis ku ah noloshooda.…

Faaqidaad |
Hordhac Dagaallada iyo rabshadaha marka la eegaayo adduunka dhibaatooyinka ay dhaliyaan, dhallinyaradu waxa ay noqdaan kuwa ugu nugul dhibaatooyinkaasi ee ku waxyeelooba ama ku nafwaaya, iyaga oo inta badan noqda kuwa loo adeegsado ama janallada lasoo dhex mariyo farriimaha kacdoonnada iyo…

Bulsho waliba waxa ay meeqaam iyo sharaf ku leedahay kala dambaynta, kala ahaanshaha qaybaha kala duwan ee ummadnnimo iyo in qof kastaaba ku eg yahay halka u ga bannaan ee uu kaga toosan yahay nolosha salka iyo baarkaba ballaadhan. Qaayasoorrada bulshooyinku caanka ku yihiin ayaa uu ka mid yahay…

Jidka isku xidha magaalada Garoowe ee caasimadda maamul-goboleedka Buntilaan iyo dekedda Boosaaso, waxa uu dhexmaraa dhul ay gacanta ku hayeen laba kooxood oo ka mid ah kuwa ugu halista badan kooxaha jihaadiyiinta ah ee dunida. Buuraha bari ee fog, waxa fadhiisimo ka samaystay unugyo taabacsan…

Barofaseer Af yare Cilmi waxa uu ka digayaa halista ay leedahay isku-koobidda awoodda ee xukuumadda Xasan Sheekh waddo, isagoo ku doodaya in ayna ahayn mid soconaysa, marka la eego sida siyaasiyiinta, maamul goboleedyada iyo bulshaduba uga soo horjeedaan, iyo dhanka kale xukuumadda federaalka oo…

Haddii qof i wayddiiyo sidee ayaa aynnu casrigeennan isu maamulnaa, oo aynnu u maaraynnaa nolosha aynnu wadaagno? Waana noocma nidaamka inoo suurogalinaya in aynnu wada noolaanno, oo bulsho abuurno? Waxa aan qiyaasayaa in jawaabtu sidan soo socota tahay: bulshooyinka maanta waxa maamula…

Maqaalkan, waxaan doonayaa inaan kaga faalloodo doodda Dr. Baadiyow ee ku aaddan saddexda waxood ee ay ku dhisantahay haybta qofka Soomaaliga ah, dawladnimada Soomaaliyeed na ay tahay inay ku taagnaato. Haddii aan hordhac yar ka bixiyo qoraaga waa nin inta badan wax ka darsa burburka Soomaalida ku…

Subscribe to Category Page