Danbiyo Dagaal: Qabqablayaasha, siyaasiyiinta, dawladaha shisheeye, gargaarka iyo Doorka ay ku leeyihiin fashilka Dawladnimada Soomaaliya, waa buug ay sannadkii 2014 ay soo saartay Wariye Rasna Warah oo u dhalatay Kiiniya. Baadhisteedan waxa ay si qoto dheer ugu lafa guraysaa sida ay dhinacyadaas…

Hordhac
Dagaallada iyo rabshadaha marka la eegaayo adduunka dhibaatooyinka ay dhaliyaan, dhallinyaradu waxa ay noqdaan kuwa ugu nugul dhibaatooyinkaasi ee ku waxyeelooba ama ku nafwaaya, iyaga oo inta badan noqda kuwa loo adeegsado ama janallada lasoo dhex mariyo farriimaha kacdoonnada iyo…

Marar badan waxa aynu maqalnaa qof leh “Hebel dawladiisu waxa ay ku kacdaa dulmi“ ama qof xil haya oo leh “ Aniga dawladdaydu waxa ay diyaar u tahay waxqabad, dawladdayadu waxa ay ballan qaadaysaa waxqabad.” Mar dhexdaaya wadaad aan kula kulmay Nayroobina waxa uu ii sheegay in ay is qabteen…

Sida uu soo tabiyay mid ka mid (ah wasiirradii Maxamed Ibraahin Cigaal ee horraantii sagaashaneeyada, Cigaal ayaa maalin uga sheekeeyay Golihiisa Wasiirrada sheeko u muuqatay hanjabaad. Cigaal oo lagu yaqaannay in uu khibrad ugu awood-sheegto siyaasiyiinta, ayaa waxa uu ku yidhi: Berigii hore,…

Casmi Bishaara waxa uu hordhaca buuggiisan cusub ee “Masalada Dawladda” ku sheegay inay qoristiisu ku dhalatay muxaadaro cinwaankeedu ahaa, “Qarannimada, Bulshada iyo Nidaamka Maamul: meelo ay ka midoobaan iyo meelo ay ku kala tagaan” oo uu ka jeediyay kalkii siddeedaad ee “Shirweynaha Culuumta…