Sheekobaraley siyaasadeed ayaa sheegta in Maxamed Siyaad Barre maalin la wayddiiyey xadka dalkiisa Soomaaliya. Waxa uu kaga jawaabay, ayaa la yidhi, in meel kaste oo ay joogto foodley timo tidcan oo iyada oo dhexdu u xidhan tahay, la joogta adhi ay tahay dhulka Soomaaliya. Odhaahdani ma leh tixraac…

Waddamada dadka muslimka ahi ku badanyihiin waxay bilaabeen bilawgii hore ee qarnigii labaatanaad inay bulshooyinkooda ku dabbaqaan cusboonaysiinta iyagoo naawilaya in nolol cusub la galo. Haddana waddamadaasi waxa ay dastuurradooda ku dhigeen in Islaamku diinta dawladda yahay, qodobkan oo ku…