Skip to main content

Monday 14 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dawlad dhis

Aragti |
Bulshooyinku waxay dawladnimo u samaystaan ujeeddo aasaasi ah: inay helaan nolol ka wanaagsan tii ay la'aanteed ku noolaan lahaayeen. Haddii dawladdu awoodi waydo inay dadkeeda siiso amni, caddaalad, adeegyo tayo leh iyo fursado dhaqaale, waxa meesha ka baxaya ujeeddadii loo aasaasay dawladnimada.…

Faaqidaad |
Qof kasta oo la socda hadalladii ugu dambeeyey ee Saddaam Xaftar waxa soo gaadhaya ereyo ay ka mid yihiin: iskaashi, dano wadaag, Liibiya midaysan, iyo in hubku hoos yimaado awoodda dawladda. Waa hadallo u eg kuwo ka soo baxaya siyaasi rayid ah oo isu soo bandhigaya shacabka, ee aan ahayn afka nin…

Cimi-baadhistan, oo uu qoray Dr. Jamaal Cali Xuseen, waxa lagu daabacay cadadkii gu'ga 2026-ka ee majaladda Cornell International Affairs Review, mugga 19aad, tirsiga 2aad. Majaladdan cilmiyeed waxa maamula ardayda Jaamacadda Cornell, waxaanay taageero ka heshaa Maktabadda Jaamacadda Cornell iyo…

“Illaahayoow dadkayga sidayda ka dhig ama sidooda iga dhig.” “Haddii aad rabto inaad ogaato dabeecadda dhabta ah ee qofka, awood badan sii.” Hadal nuxur ahaan sidaa u dhigan ayaa laga hayay Abraham Lincoln oo ahaa madaxweynihii 16aad ee Maraykanka, oo xilka hayay intii u dhexaysay 1861 ilaa 1865.…

Su'aashani waxay ka mid tahay su'aalo tiro beel ah oo ay dadka Soomaaliyeed is waydiinayeen, qarniyadii, sanadihii, bilihii, usbuucyadii, iyo maalmihii ina soo waydaartay. laakiin ay ka cabsadeen inay afka ka yidhaahdaan. Maanta waxaan u hadlayaa kuwa aan codkoodu meel dheer gaarayn, kuwo jeclaan…

Waraysi |
Soomaaliya sidii ay uga duntay dawladdii dhexe, waxa gebi ahaanba meesha ka baxay hay'adihii dawladeed, waxa dhulku uu la go'ay nidaamkii maamul, waxa dhalanrog gun iyo baar ahi ku yimi maanhaggii dawladnimada laga haystay. Jamhuuriyaddii saddexaad ee Carta lagu soo dhidbay, waxa ay in muddo ah la…

Subscribe to Category Page