Sida bulsho kasta oo dunida ku nooli u leedahay caadooyin iyo dhaqamo uu facba fac u soo gudbinaayay, ayay sidoo kale u lahaayeen dawadhaqameed guun ah oo ay kula tacaalaan qofkooda uu xanuun gudeed ama dhaawac jidheed haleelo.
Wax uu aadaamuhu ku soo tamariyo qaabkaasba, waxa la soo gaadhay…