Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Maanta khatarta ugu weyn ee Soomaaliya ma aha oo kaliya Al-Shabaab ama amni-darro, balse waa burburka ku socda kalsoonidii siyaasadeed ee lagu dhisay nidaamka dowladnimo. Soomaaliya waxay maraysaa marxalad siyaasadeed iyo mid sharci oo aad u xasaasi ah. Odayaashii hore waxay dhihi jireen “Lug jiis…

Muddooyinkii u danbeeyay mandaqadda ay dhacaan dalalka carbeed waxa ay la kulantay isbeddello waaweyn oo natiijadii ka dhalatayna ay sababtay in dalal badan oo Carbeed dastuurradooda dib u qoraan. Waddamadaas waxa aynu ka xusi karnaa Masar, Tuunis, ilaa ugu danbayn Suuriya oo uu dhammaadkii 2024 ka…

Hordhac
Jamhuuriyadda Somaliland markii ay la soo noqotay xorriyaddeeda 1991-kii, dalku ma lahayn sharci lagu maamulo ee xukuumaddii ugu horraysay ayaa loo igmaday inay dastuur diyaariso muddo 2 sanno ah gudahood. Nasiibdarro, dastuur lama diyaarin maamulkiina ma saldhigin ee Boorama ayaa shirweyne…