Iyada oo lagu jiro xilli ay dunida ka socdaan isbeddello xawliya, xeerarkii xasilloonida ee soojireenka ahaana sii dabargo'ayaan, waxa soo rogaalceliyay mandiqii awoodda si uu udubdhexaad ugu noqdo dib u qaabaynta xidhiidhada dalalka. Xiisaduhu ku ma saabsana uun muranno xuduudeed ama dhibaatooyin…

Dib ma u bilaabmi doonaa dagaalkii Maraykanku ku qaaday Iiraan, iyadoo muddo kordhin aan cayinnayn lagu sameeyey xabbad-joojintii? Waa wayddiin ka dhex guuxaysa dadka; siyaasiyiin, weriyeyaal iyo muwaaddiniinta kaleba ee dunida, siiba iyada oo aan cidina saadaalin aqoon waxa ka suurogala…