Kaaral Maarkis, waxa uu male-awaalay in loollanka u dhexeeya dabaqadaha xoogsatada (shaqaaleha) iyo hantiileyaasha loo shaqeeyo, oo ay danahoodu iska soo horjeedaan, ay ugu dambeyn keeni doonaan in dabaqaduhu ay baaba’aan oo garbo siman la noqdo. Waa marka ay dabaqadda xoogsatadu ku baraarugto in…

Gorfaynta, falkinta iyo faaqidaadduba waxay suugaanta u yeelaan macne, waana hab lagu gaaro aragtiyaha qoddadadheer ee suugaanta ku duugan. Sida oo kale in suugaanta lagu aqriyo aragtiyo bulsheed, dhaqaale iyo kuwa caalami ah ba waxay abuurtaa in laga salgaaro miidda iyo mucda suugaanta. Suugaanta…