Waxa laga joogaa afar sannadood iyo dheeri kolkii ay kooxda Daalibaan xukunka ka tuureen Jamhuuriyaddii Islaamiga ee Afgaanistaan (2004-2021) ee ay taageerayeen Maraykanka iyo xulafada NATO oo soo afmeeray duullaankii soo bilaabmay 2001. Dagaallo badan oo soo bilaabmay ilaa Maaj sannadkii 2021, ugu…