Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxaladda jiilkii saddexaad ee dagaalyahannada ajaanibta ah ee jihaad-doonka ah, waxaana metela dagaalyahannada ajaanibta ah ee hadda ku jira Daacishta ka dagaallamaysa Buntilaan. Hawlgalka milatari ee maamulka Buntilaan ku qaaday ururka Daacish ee ka dagaallamaya…

Dhegaha bulshada iyo warbaahinta waxaa ku soo laalaabtay warar tibaaxaya in Maammulka Buntilaan laga fuliyo xukunno dil ah oo lagu qaadayo xubno ka kala tirsan ururrada al-Shabaab iyo Daacish. Nuxurka iyo farriinta ay xukunnadaasi wataani waa inay Buntilaan tahay maammul ay u degsan tahay…