Soomaalida Maraykanka ayaa in dhawaydba bartilmaameed u noqotay beegsiga shisheeye nacayb (xenophobia) oo ah dareen isa soo taraya, marka la joogo dalalka Galbeedka. Dhacdooyinkii u dambeeyay waxa si dardar leh u dhiirrigaliyay Madaxweyne Donald Trump oo, markii ugu horreysay, ku tilmaamay…

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada oo ku saabsan cunfi arxandarro ah ayaa dhaliyay cadho iyo cambaareyn ballaadhan, ka dib markii la daawaday koox dad ah oo si xun u jidh-dilay, ka dibna gubaya nin la sheegay in uu xanuun dhimirka ah qabay, duleedka degmada Wallaweyn ee Shabeellada Hoose,…

Bulsho-weynta Soomaalida, dhaqan ahaan, waxa ka dhex jira takoor aad u baahsan oo lagu hayo qaybo ka tirsan isla bulshada, falkaas oo, runtii, ah dhaqan dib-u-socod ah. Dadka la hayb-sooco waxa deegaan u ah oo ay si filiqsan ugu dhex nool yihiin Soomaalida kale ee takoorta. Takoorka lagu la kacay…

Markii uu dagaalkii Itoobbiya ku soo jabay ee ay jabhaduhu ku kaceen, taliskii Siyaad Barre waxa uu xooray qiyamkii uu ku andacoon jiray oo dhan, tamartiisana waxa uu isugu geeyay in uu xukunka sii haysto, oo ciddii ka caawin karta garabka saaro, shaydaankana alla ha ka yeelee. Hadday taasi dhici…

Cunsuriyadda waxa abuura siyaasadaha dawladaha, sida kaliya ee cunsurinimada qofku uga dheeraan karaa waa in uu la dagaallamo, oo qofku gudihiisa ku laabto, oo iska soo hufo fekradaha cunsuriga ah ee ay maskadiisa sida baraad la’aanta ah u galay, kuwaas oo uga yimid dhaqanka iyo diinta bulshadiisa.…