Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

culture

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Makhaayada bunka ee adeer Ibraahim Maxamed Cali waa xarun Soomaalida Johaanisbeeg ku bulsheeyaan oo ku sheekaystaan. Sidoo kale waxay tusaale u tahay sida qurbajoogta Afrikaanka ah ee qaaradda ku nooli lacag ugu diraan dalalkay ka yimaadeen.…

Aragti |
Xilligan ay Israa’iil xasuuqayso Qasa, buugga Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ee Faanon ku saabsani wuxuu inagu baraarujinayaa kaalinta kasmanafeeddu ka ciyaari karto iska-caabbinta nidaamyada cabbudhiska. Barofeesar Xuseen Cabdillaahi Bulxan waa kasmanafeedyahan cunsuriyad-diid mar-la-arag ah oo…

Subscribe to Category Page