Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Constitutional review

Wacaal |
Wadahadalladii sida weyn loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo garabka mucaaradka ayaa burburay Jimcihii, kaddib markii laba maalmood oo xidhiidh ah oo wada-xaajood ah lagu guul-darraystay in wax natiijo ah laga gaadho. Wadahadalladan, oo ka dhacay Muqdisho ayaa ujeeddadoodu…

Aragti |
Dadka daneeya arrimaha Soomaaliya, waxa u muuqda hir isku mid ah: waa humaag iyo hubanti la’aan sooyaalka siyaasadeed ee dalka lagu bartay. Ilaa hadda lama hubo doorashooyinka dhici doona dhawaan. Raysalwasaaraha xukuumadda hadda joogtaa waxa uu sheegay in ay sannad sii joogi doonaan. Waa run in…

Waraysi |
Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa waraysigan Geeska ku sheegaya in dastuurka cusubi uu dalka dib u dhigayo Dharaartii 30-kii March ayuu barlamaanka Soomaaliya yeeshay fadhi wadajir ah oo ay xildhibaannada labada aqal ku meelmariyeen hindise-sharciyeed…

Qoraalka waxa Af Carabi ku diyaariyay saxafiga reer Masar ee Xaamid Fadxi, Bahda Geeska ayaana Af Soomaali u soo turjuntay. Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya ayaa Diseenbar 09, 2023 soo gebagebeeyay dib-u-eegista afarta cutub ee ugu horreeya…

Subscribe to Category Page