Laga soo bilaabo kolkii RSF iyo isbahaysigeeda Suudaan ay shaaciyeen xukuumad laga garab dhiso midda sharciga ah, magaalada Nyala-na u doorteen magaalo-madaxda maamulkooda, waxa soo ifbaxayay in natiijada qar-iska-xoornimadaasi aanay wanaagsanayn. Shaacinta isbahaysigu ku dhawaaqay kuma koobsan…

Dagaalka waxa lagu tibaaxaa fahanbixino kala jaad ah, sida in uu yahay masiibo bani aadanimo oo lagu le’do, fashil ku yimaadda wadaxaajoodka ama dublamaasiyadda iyo isku dhaca aydhiyoolajiyadaha loollamaya ee kala qaayasoorka geddisan. Si la mid ah marar kale, waxa la huwiyaa qolof dahaadha…

Shirkadda duulimaadyada dalka Kiiniya ayaa sheegtay in dalabka kuraasta duulimaadyadeedu si weyn u kordhay mudooyinkii ugu dambeeyay, taas oo ay sabab u yihiin saamaynta xiisadaha ka aloosan bariga dhexe. Shirkaddu, waxa ay sidoo kale caddaysay in inta badan korodhka dalabkaasi uu ka yimi suuqyada…

Suudaan — saacadihii la soo dhaafay Magaalada Karamka ee gobolka Niilka Buluugga ah waxa ka dhacay isbeddello degdeg ah kadib markii ay Ciidamada Taageerada Degdegga ah (RSF) ee dagaalka kula jira Ciidamada Dawladda ee Suudaan ay shaaca ka qaadeen in ay gacanta ku dhigeen magaalada istaraatiijiga…