Magaalada Boorama ee magaalo madaxda u ah gobolka Awdal waxa shantii Diisambar ka dhacay dhacdooyin lagu tirin karo dhibaatooyinkii siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ugu halista badnaa intii ay Somaliland jirtay. Bannaanbaxyo ka dhashay oggolaanshaha xukuumadda ee xafladda bandhigga Xeer Ciise ayaa…

Dr. Matthew Gordon ayaa Geeska uga warramay isbeddellada ku dhacay Somaliland tan iyo intii ay "Jamhuuriyadda" ku dhawaaqday iyo halisaha talada soo ururaysaa ku leedahay nabaddii geyiga oo dhan.
Matthew B. Gordon waa cilmibaadhe muddo dersayay siyaasadda Soomaalida, kuna takhasusay…