Hidde waa wax soo jireen ah oo ummadi ay ka dhaxasho abka ay ka soo jeedo. Waa caadooyin, iyo farsamooyin nololeed oo bulsho hab soo jireen ah u dhaxasho, ciyaaruhuna waa hidde aynu soo jireen u leenahay, taas oo xambaarsan qiyam aynu rumaysanayn. Dhaqanku waa astaanjirrida iyo aragtiyaha ka dhasha…

Wil-wille waa ciyaar dhaqameed Soomaaliyeed oo fac weyn, salkana ku haysa dhaqanka cuddud-layliga dagaalyahannada Soomaaliyeed, iyada oo laga soo dheegtay xeeladaha iyo hannaanka dagaalka. Asal ahaanna waxaa la dheeli jiray xilliyada lagu jiro guubaabada dagaalka iyo munaasabadaha lagu xuso guulaha…

Bulsho waliba waxay leedahay hab nololeed, dhaqan iyo hidde ay ku abtirsato oo ay la goonni tahay. Ciyaaruhuna waa agab maaweelo, waa kuwo ay bulsho waliba ka soo dheegatay falsafadda iyo qiyamka ay rumaysan tahay ee salka u ah nolosheeda. Sidaa si la mid ah, Soomaalidu waxay leedahay ciyaar…