Skip to main content

Tuesday 13 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

civil war

Waraysi |
Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo ah akadeemig iyo qoraa Soomaaliyeed, ayaa Geesku kala sheekaystay mawduucyo daarran: uhda colaadaha sokeeye ee Soomaalida, waxa shidaaliya iyo sida wax looga qaban karo. …

Fan |
Muusiggu kaalin muhiim ah buu ku leeyahay taariikhda dagaaladda. Waxa jiray aasaas iyo xidhiidh ka dhaxeeyay muusiga iyo ciidamada, goobaha dagaalka, guusha, jabka iyo mahadho kasta oo dagaalka la xidhiidhaba. Waxaa mar keliya muusiga loo isticmaalay walax lagu dagaalamo, isla walax kale oo…

Faaqidaad |
Soodaan waxa jarjaraya gedgeddoonka khilaaf isticmaarka cusubi dhalay oo wiiqaya yididdiiladii reer Soodaan ee nabadda, xaqsoorka iyo gobannimada Hordhac Khilaafka Soodaan wuxuu leeyahay xididdo taariikheed oo qoto aroorsan, laakiin muuqaalladiisii u danbeeyay ee aynu arki karno waxa…

Subscribe to Category Page