Dhibbane eedayntu, waa aamminaaddo been ah oo inta badan dhibbanaha ku canaanta in uu sabab u ahaa dhibta loo gaystay, iyaga oo denbiilaha ka weeciya eedda ficilkiisa. Tusaale ahaan, waxay dhibbanaha ku maagaan in uu cabsanaa oo ay sababtiisa tahay waxyeelladda gaadhay; in ay xidhatay maryo aan…