Skip to main content

Friday 15 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

cilmibulsho

Aragti |
Bulsho waliba waxa ay meeqaam iyo sharaf ku leedahay kala dambaynta, kala ahaanshaha qaybaha kala duwan ee ummadnnimo iyo in qof kastaaba ku eg yahay halka u ga bannaan ee uu kaga toosan yahay nolosha salka iyo baarkaba ballaadhan. Qaayasoorrada bulshooyinku caanka ku yihiin ayaa uu ka mid yahay…

Dhaqan |
Awaala sheeggu waxa uu ka mid yahay culuumta dhaqan ee guunka ah, waa waayo-aragnimo aan cilmi ku dhisnayn, oo bulshooyinku adeegsan jireen intaan cilmi-nafsiga iyo culuumta la xidhiidhaa hanaqaadin. Waa waayo -aragnimo la dhugto muuqaalka qofka oo laga soo dhiraandhiriyo shaqsiyaddiisa, xanuunnada…

Feker |
Falsafaddu badanka lama jirin sayniska, qoraalkan soo socdana waxa kuu caddaan doona sababaha kellifaya in wax laga beddelo arrinkan. Daniel Dennet oo ah bare jaamacadda Tufts Falsafadda ka dhiga, dhinacyada falsafadda iyo aqoontana ka qoray buuggaag toban kor u dhaafaya, waxa uu iftiiminayaa…

Shakhsiyadda qofka ee nafsad-bulsheed waxa inteeda badan xukunta waayo-aragnimada dahsoon ee qofka, waa noloshii uu soo maray ee aanu in badan xusuusnayn ama la falgashay midda aanu xusuusnayn.Nafsadyahan Maraykan ah oo la odhan jiray Eric Erikson ayaa ka mid ah dadka sida faahfaahsan u fasiray…

Maalmahani waxa ay ku beegan yihiin sannadguuradii 29-aad ee ka soo wareegtay dhimashadii aqoonyahankii reer Ciraaq ee Cali al-Wardi, oo ku tilmaannaa waxsoosaarkiisa mucda weyn iyo aqoonta uu u lahaa cilmiga bulshada. Odhaahyadiisu waxa ay noqdeen hal ku dhigyo dad badani ku celceliyaan, gaar…

Degelka "big think" waxaa lagu baahiyay cilmi-baadhis ku salaysan dhaan-raacnimada, waxa cinwaan u ah cilmibaadhista: "Conformity be damned: How to crack the “black sheep paradox" "Canjillaadu waa dulli: sidee looga reeyaa dhaan-raacnimada. Waxay dhaheen si uu qofku wareerisooyinka uga uga…

Elayna Sentami Seleke waxa ay ahayd aqoonyahanad Itoobbiyaan ah, taas oo buuggeeda “Ethiopia in Theory”, innagu cariyay in aynu dib u qiimayno sida aan uga fekerno aqoon-dhalinta iyada oo tusaale u soo qaadanaysa dhaqdhaqaaqii ardaydii Itoobiyaanka ahaa. Horaanti Julaay 2024 waxa ka baxay…

Wadaad baa ka kacay masjid aannu joognay. Waxa uu u holladay in uu xoogay waano ah nagu dul akhriyo. Wuxuu ku nuuxnuuxsaday “ducada wanaagsan” iyo shardiyadeeda. La iska ma ducaysto e, basarkeeda iyo rukunnadeeda ayaa la oofiyaa, ayuu yidhi. Tiirarka ducadu in ay dedaal u baahan yihiin, ayuu…

Faaqidaad |
Deraasadihii ugu danbeeyay waxay caddeeyeen in Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda, uu aad ugu baahsan yahay maandooriyaha noociisa nafsad-ku-dhegga ah, gaar ahaan kiniinnada ay ka mid yihiin berigaabbaliin (Pregabalin) iyo morfiinta (morphine). Dhiilladan oo lagu tilmaami karo “dilaaga…

Subscribe to Category Page