Buugga Qalootiga ee uu qoray faylasuufkii reer Faransiis ee Albert Kaamu, oo af Ingiriisi ahaan loo yaqaan The Stranger, ma aha sheeko fudud oo akhristuhu u qaadan karo madaddaalo keliya ama uu si sahlan u fahmi karo. Waa qoraal caqiibo leh, akhristahana si xeel dheer ugu riixaya inuu ka fekero…

Laga bilaabo roboodadda wadasheekaysiga ee aynnu u adeegsanno nolosha maalinlaha ah, kuwa aynnu u adeegsanno hagidda iyo jihooyinka, ilaa kuwa kale ee aynnu u adeegsanno xasuusinta ballamaha, farsamooyinka cusub ee garaadka macmalka ahi waxa uu si deggan u beddelayaa nolosheenna maalinlaha ah.…