Skip to main content

Monday 9 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Cilmi

Feker |
Ummad kasta oo dunida ka jirta waxay horumar dhaqaale iyo mid maskaxeed ku gaadhaa talada iyo fekerka ay bixiyaan indheergaradka , aqoonyahannada, cilmi-baadhayaasha, hal-abuurka iyo dhallinyarada firfircoon ee u taagan horumarinta bulshada. Hase yeeshee, waxa dhacda in la isku murgiyo ama la kala…

Aragti |
Sheeko igu soo gaadhay maqal, balse aanan u hayn wax tixraac ah, ayaa waxa ay odhanaysaa: Oday reer Burco ah ayaa la gu yidhi, waayadii dugsiyadu bilawga ahaayen; “Waar inankaaga dugsi gayso, wax ha kuu barto e.” Odaygii jawaab waxa uu ugu celiyey in uu raggii budheeyo, waxanu ku andacoday; “Waar…

Falsafaddu badanka lama jirin sayniska, qoraalkan soo socdana waxa kuu caddaan doona sababaha kellifaya in wax laga beddelo arrinkan. Daniel Dennet oo ah bare jaamacadda Tufts Falsafadda ka dhiga, dhinacyada falsafadda iyo aqoontana ka qoray buuggaag toban kor u dhaafaya, waxa uu iftiiminayaa…

Subscribe to Category Page