Dhimasho iyo in ka badan toban dhaawac ah ayaa laga soo warinayaa mudaharaaddo rabshado watay oo xalay fiidkii ka qarxay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Mudaharaadkan ayaa lagaga soo horjeeday go’aan ka soo baxay Xukuumadda Somaliland oo lagu ogolaaday in la qabto xaflad loogu…