Skip to main content

Monday 16 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

China

Aragti |
Xilligan oo awooddii maraykanku furfurmayso, Koonfurta Dunida waxa ku waajib ah in ay iska caabbiyaan u hilowga tagtadii. Awoodo badan oo isu dhigma dunida si iskood ah ugama hirgali karaan, ee waa wax ay tahay in lagu dhiso halgan.…

Faaqidaad |
Markii Soomaalilaan iyo Taywan ay sii xoojinayeen xidhiidhkooda, Muqdisho ayaa isla waqtigaa xoojisay xidhiidhka ay la leedahay Shiinaha, iyadoo labada dawladood ee la aqoonsan yahay iyo labada aan la aqoonsanayn u tartamayaan sidii ay saameyn ugu yeelan lahaayeen Geeska Afrika. …

Qofku marka uu u kala socdaalayo laba dal, badanka waxa uu isku sarrifaa lacagaha labadaas dal; ka uu ka baxayo iyo ka uu ku socdo. Inta badanna waxa jira qaddar kayd u ah oo uu ugu talogalay xaaladaha degdegga ah. Badanka kaydkaas waxa uu ku haystaa lacag caalami ah oo meel kasta lagu sarrifi…

Heshiisyada Soomaaliya la gasho dawladaha qalaad ee badda ku saabsani waa kuwo qarsoodi lagu hirgaliyo. Taasi sidee bay u saamayn kartaa waayahan lagu jiro iyo loollanka cusub ee gobolka? Sida ku cad warbixin uu maxadka Heritage ka diyaariyay kalluumaysiga Soomaliya 2019-kii, intii u dhexeysay…

Feker |
Sida bulsho kasta oo dunida ku nooli u leedahay caadooyin iyo dhaqamo uu facba fac u soo gudbinaayay, ayay sidoo kale u lahaayeen dawadhaqameed guun ah oo ay kula tacaalaan qofkooda uu xanuun gudeed ama dhaawac jidheed haleelo. Wax uu aadaamuhu ku soo tamariyo qaabkaasba, waxa la soo gaadhay…

Subscribe to Category Page