Skip to main content

Saturday 7 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

CEELASHA-BIYAHA

Faaqidaad |
Iyada oo ay joogto noqdeen dhibaatooyinka siyaasadeed iyo nabadgalyo ee Soomaaliya, waxa kale oo jira dhibaatooyin bini’aadamnimo iyo bulsho oo aan ka halis yarayn. Dhibaatooyinka kuwa ugu mudan in la sheego waxa ka mid ah fatahaadaha soo noqnoqda, ee dhaca xilli roobaad kasta, iyagoo ka dhasha kor…

Aragti |
Qiyaastii waxaan daawaday wax ku dhow ama ka badan toban Gungaar. Gungaar, waa barnaamij ka baxa Telefishanka Qaranka Soomaaliya oo lagu waraysto xubnaha laga qabto Ururka al-shabaab (AS). Haddaba, tobankaa barnaamij ee lagu kala waraystay xubnaha kala duwan ee AS, waxaa jirta wax ay ka sinnaayeen,…

Subscribe to Category Page