Isku furmidda adduunka iyo horumarka isgaadhsiinta oo la loollamaya fikirka Islaamiga ah ee soo jireenka ah.
Ma jirto cid diidi karta in fikirka diiniga ah ee soo jireenka ah, kuna dhex baahsan bulshooyinka Carabta iyo muslimku, uu sannadihii dambe wajahayo caqabado adag. Kacaanka…