Skip to main content

Sunday 12 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Casmi Bishaara

Buug |
Erayga Turjumeha buugga On Salafism: Concepts and Contexts, oo uu qoray Casmi Bishaara, kuna soo baxay taxanaha Stanford Studies in Middle Eastern and Islamic Societies and Cultures sannadkii 2022. Buuggan waxa Af-Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud, waxaana daabacday Xaraf Publishing House…

Feker |
Siyaasadda ku dhisan dirirta iyo loollanka, una xuubsiibata ciidamaynta iyo dagaallada fool-ka-foolka ah iyo xasaradaha isir, waxa tilmaamaheeda ka mid ah dhib kasta oo la isku raaco in la iska fogeeyo, lagu nabo cidda kasoo horjeedda dhinacaas kale, eedda iyo masuuliyadda waxaasna dhakada…

Waaqaca iyo dunida mala’awaalka ah Inta badan waxa la adeegsadaa ereybixinaha dunida mala’awaalka ah iyo waaqaca fogaan-aragga ah, iyada oo loo jeedo isgaadhsiinta iyo baraha bulshada dijitaalka ah, oo cilmiga bulshadu aad u daneeyo beryahan dambe. Walow oo la adeegsado ereyga mala’awaal, haddana…

Qoraaga buuggan, Casmi Bishaara, waxa uu dib u qoday goldaloolooyinkii taariikhda Islaamka, isaga oo isku dayaya in uu dejiyo hab-cilmiyeed aynnu ku fahmi karno xidhiidhka ka dhexeeya Salafiyada iyo Wahaabiyada, waxa uu furay irrid laga geli karo isku-milanka aqooneed ee ka dhexeeya Salafiyadii…

Aragti |
Dhimashadii Yaxye Sinwaar ka dib, waxa faafay isbarbardhigga la xidhiidha sida sooyaalka halgamaagu uga dhex samaysmo sawirka laga arko gebagebada nolosha halgamaagaas. Qoraayada kasoo jeeda garabka bidix, waxa markaba maskaxdooda kusoo dhacaya isbarbardhigga laba sawir: waa sawirka iska caabbintii…

Hadal uu qoraagu maalmo ka hor qoray ayaa baraha bulshada ka dhex dhaliyey dood, biyadhaceeduna ahaa marka garabsiinta xadgudubku ka dhalato anshax darro, ee aanay ka iman jahli ama ismaandhaaf, markaas oo kale, in qofka xadgudubka garabka siinaya lagula doodo caddaymo caqli waxba ma soo…

Samaysanka dawladnimadu waxay keentay hab looga horumaro qaabkii ay bulshadu u qaabaysneyd dawladnimada ka hor, taas oo koobsanaysa dhan bulsheed, dhaqaale, iyo dhan siyaasadeed. Qodobbada udubdhexaadka u ahaa isbeddelkan waxaa ugu muhiimsan; Awood Sharci dejin oo dhexe : samaynta laan…

Maqaalkani waxa uu dul istaagayaa dhaqanka qaar ka mid ah mucaaridka dhaliila siyaasadda nidaamka jira ee ay mucaaridka ku yihiin, kuna dooda in tallaabooyin nidaamka ama xukuumadda jirtaa qaadayso aanu isla nidaamka dan u ahayn. Waxa aad mooddaa in mucaaridkaasi xukuumadda danteeda ka yaqaanno.…

Casmi Bishaara waxa uu hordhaca buuggiisan cusub ee “Masalada Dawladda” ku sheegay inay qoristiisu ku dhalatay muxaadaro cinwaankeedu ahaa, “Qarannimada, Bulshada iyo Nidaamka Maamul: meelo ay ka midoobaan iyo meelo ay ku kala tagaan” oo uu ka jeediyay kalkii siddeedaad ee “Shirweynaha Culuumta…

Subscribe to Category Page