Barnaamijyada luuqadeed ee waaweyn sida ChatGPT waxay noqdeen kaaliye degdeg ah oo ay adeegsadaan ardayda, qoraayaasha iyo hal-abuurayaashu. Hal gujin gudaheed ayaa maqaallada lagu qoraa, jawaabahana lagu diyaariyaa, cilmi-baadhis iyo dadaal saacado badan qaadan lahaana la soo koobaa. Laakiin…

Mar ka mid ah bilaha soo socda, waxa aan rejaynayaa inaan helo jeeg aan lacag badan ahayn, anigoo ka mid ah qoraayadii kooxda ahaa ee dacwad wadareedka Bartz ka gudbiyey shirkadda Anthropic. 2025, shirkadda garaad-gacmeedka Anthropic, ee sida rasmiga ah loogu yaqaanno hal-abuuridda robotka…

Fekradaha udubdhexaadka u ah buuggan waxa ka mid ah midkeenna in aanu awoodin, isaga oo keligii fekeraya, in uu in ku filan adeegsado maankiisa, si uu u keeno waxsoosaar miradhal leh. Caqlaaniyaddu waxa ay kasoo fushaa bulsho leh feker maangal ah oo kooxiba kooxda kale saxdo…