Skip to main content

Wednesday 9 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

cadaadis

Tix |
Maansadan waxa aan u curiyey dareen ka dhashay; jaantusyadiii iyo muuqaalladii naxariis darrada ahaa; in hooyo Soomaaliyeed nin askari ahi laba-dible u xidho, haddana jiido sida ragga oo kale! Waa xaalad uu ka digigixoonayo qof kasta oo in uu damiir leh. Waa xaalad mararka qaarkood qofka ku…

Aragti |
“Xilna damaq ninkuu dhibo doqon huruda yeelkeed.” —Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam Dadku inta uu dunida guudkeeda saarnaa laba qaybood ayuu kala ahaa. Koox talada haysa oo dadka cabburisa, ku amar ku taaglaysa iyo koox kale oo taas ka gedoodsan, ka biyadiidsan, oo dhacsashada xaqeeda halgan dheer…

Faaqidaad |
Isaga oo ku sugan xafiiska mugdiga ah ee ku dhex yaalla kiniisadda. Wadaadku, waxa uu xusuustaa sidii loo jidh dilay. Askarta wardiyeyaashi ah waxa ay labadiisa jilbood dhex gelin jireen loox si aanu kor ugu hinqan dabadeed sida uu sheegay waxa ay ku garaaci jireen tuunbooyin caag ah. Labaatankii…

Buug |
Ciil iyo Cafis waa buug xasuusqor ah oo soo tebinaya waayihii kadeednaan ee qoraaga buuggu, Maxammed Cabdi Caynab, ku mutay gacanta nidaamkii kelitaliska ahaa ee Soomaaliya iyo noloshiisii geeddigu u taxnaa.…

Subscribe to Category Page