Skip to main content

Tuesday 18 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

cabudhin

Buug |
"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood." "Walaalka Weyni wuu kula socdaa." Weedho aan sinaba maankaaga uga go'i doonin marka aad sheekadan akhrido. Laakiin marka hore ku soo dhowoow caalamka Orwell, caalam uu fekerku dambi yahay, xaqiiqada oo la ogaadaa ay jariimo tahay,…

Feker |
Hilaadii 2015 markii uu soo baxay dhiganaha “Halgankii Tukeyaasha: Carabtu Sidee U Jileen Madowga?” ee uu qoray Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil, ayaan nuqul ka dalbaday mid ka mid ah maktabadaha magaalada Muqdisho, oo ahayd halka aan markaa joogay. Waan ka waayay, muddo yar kaddibna waxaa aan…

Faaqidaad |
Isaga oo ku sugan xafiiska mugdiga ah ee ku dhex yaalla kiniisadda. Wadaadku, waxa uu xusuustaa sidii loo jidh dilay. Askarta wardiyeyaashi ah waxa ay labadiisa jilbood dhex gelin jireen loox si aanu kor ugu hinqan dabadeed sida uu sheegay waxa ay ku garaaci jireen tuunbooyin caag ah. Labaatankii…

Ciil iyo Cafis waa buug xasuusqor ah oo soo tebinaya waayihii kadeednaan ee qoraaga buuggu, Maxammed Cabdi Caynab, ku mutay gacanta nidaamkii kelitaliska ahaa ee Soomaaliya iyo noloshiisii geeddigu u taxnaa.…

Subscribe to Category Page