Skip to main content

Wednesday 16 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Caafimaad

Aragti |
Waxa maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa cabashada dadka kelyaha loo sifeeyo iyo dhibaatada ku xeeran adeegga kelyo-sifaynta, oo ay baahida iyo adeeggu kala badanyihiin. Xukuumadda uu Cabdiraxmaan Cirro gadhwadeenka ka yahay waxay ballanqaaday in ay tabashadan…

Feker |
​Cilmiga Caafimaadku waa maado si wanaagsan u kala habaysan. Laga bilaabo madaxa ilaa lugaha, dhammaan xubnaha muhiimka ah ee jirku waxay leeyihiin takhasus u gaar ah: takhasuska cudurrada wadnaha (cardiology), takhasuska kaadi-mareenka iyo xubnaha taranka (urology), takhasuska neerfaha…

Baadhitaan iyo dabagal ay baahisay mareegta The Lever, waxa uu daaha ka qaaday habacsanaanta qotodadheer ee ka jirta nidaamka ansixinta dawooyinka ee ay bixiso Haayadda Maaraynta Cunnada iyo Dawada ee Maraykanka (FDA), ansixintan oo suuqgayn u noqota dawooyinka Maraykanka gudihiisa, isla…

Soomaalida, faca kacaamay labaataneeyadii sannadood ee u danbeeyay dhugmo gaar ah bay mudanyihiin marka la joogo caafimaadka dhimirka. Jirrooyinka nafsadeed, sida ay xadkabaxa u yihiin waa aynu wada ognahay marka lagu saleeyo deraasadaha cilmiga ah ee laga sameeyay gayiga soomaalida iyo bahda…

Haweenay da’ dhexaad ah ayaa, maalin, soo gashay goob daawooyinka lagu iibiyo oo aan ku sugnaa. Waxa ay inankii haystay weyddiisatay ‘daawadii kelyaha’. Dalabkeeda oo la-yaab lahaa awgeed, waxa aan u fiirsaday falcelintiisa. Halkee ku bugta? Ayaa uu weyddiiyay waxana ay u sheegtay ‘kelyaha’, isna…

Bukaan Faarax waxa uu muddo dheer ahaa bukaan-socod, sida ay Soomaalidu u taqaan qofka aanay xaaladdiisa caafimaad degganayn, haddana aan u jiifin kuna foognayn in uu si firfircoon u raadsado baanasho. Waxa uu si joogto ah u qaadanayay daawada yareysa aysiidha caloosha ee, inta badan, loo cuno…

Dawooyinku waa laf dhabarta daryeelka caafimaadka casriga ah. Haseyeeshee kiimikooyinkan awoodda weyn lihi waa sidii seefo laba af leh oo wax bogsiin kara waxyeelo badanna keeni kara haddii aan si taxadar leh loo isticmaalin. Maxamed Cismaan oo dawayaqaan ahi wuxuu faaqidayaa halisahaas ku lammaan…

Faaqidaad |
Deraasadihii ugu danbeeyay waxay caddeeyeen in Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda, uu aad ugu baahsan yahay maandooriyaha noociisa nafsad-ku-dhegga ah, gaar ahaan kiniinnada ay ka mid yihiin berigaabbaliin (Pregabalin) iyo morfiinta (morphine). Dhiilladan oo lagu tilmaami karo “dilaaga…

Subscribe to Category Page