"Waa aan soo noqday madaxeey. Sannado badan oo aan maqnaa ka dib, waa i kan... laakiin tani waa sheeko kale."
Waa bilowga sheekada "Kalkii Hayaanka Waqooyi" mid ka mid ah fanka ugu heerka sarreeya ee uu aadanuhu curiyey. Bilawga sheekadu waa barbaar ka soo laabanaya qurbaha, gaar ahaan magaalada…

Maalmihii la soo dhaafay, waxaan si dhow ula socday doodda ka dhex taagan qorayaasha — laga bilaabo qoraaga cusub ee ku taamaya inuu faafiyo sheekadiisii ugu horreysay si uu ugu hibbeeyo dadka ku xeeran, uguna qoro ereyo xusuus ah qalinkiisa (oo laga yaabo inuu ka qaalisan yahay lacagta uu ka heli…

Buuggan la yidhaahdo, "Somalia: The Untold History 1941-1969", waxa qoray Maxamed Ciise Trunji oo ah qoraa, taariikhyahan iyo garyaqaan macruuf ku ah shaqooyinka la taaban karo ee uu ka qabtay kaydinta, baadhidda iyo qoridda sooyaalkii Soomaaliya ee isticmaarka ka dib. Buuggani waxa uu daarran…

Hordhac
Buugga The Once and Future World Order ee uu qoray Amitav Acharya soona baxay sannadkii 2022 waa deraasad qoto dheer oo dib u eegaysa taariikhda dheer ee nidaamka caalamiga ah iyo sida uu u soo maray marxalado kala duwan oo ay hoggaaminayeen ilbaxnimooyin kala geddisan. Qoraagu waxa uu si…