Skip to main content

Wednesday 7 October 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Budhcad badeed

Faaqidaad |
Isbeddelka Amniga Gobolka Indiyaanka Horraantii 2000 illaa 2012-dii oo ahaa xilliyadii budhcad badeedda Soomaaliya ay cirka maraysay, waxa sameysmay ciidamo iyo xoogag iska caabbineed oo ay dawladaha maslaxdaha ka leh gobolka iyo kuwa gobolka dhacaba ay iska kaashadeen in lagu dhiiirritiro kor u…

Laba markab oo muddo kooban gudaheed la afduubtay, hal marin-biyood oo istaraatiiji ah iyo su'aal dib u soo noqotay: Budhcad-badeednimadii Soomaaliya ma soo laabatay, mise gobolka wuxuu galay weji cusub oo khataraha badda ah? Soomaaliya iyo budhcad-badeednimada dunidu muddo dheer si aan kala go'…

Budhcad badeedda Soomaalidu waxa ay biyaha Soomaaliya ka fuliyeen bilihii lasoo dhaafay hawlgallo afduubasho oo ka badan wakhti kasta oo hore oo ka mid ah tobankii sanno ee ugu dambeeyey. Laga soo bilaabo 21-kii Abril waxa ay afduubteen saddex markab, ku kalena waa ay weerareen. 21-kii Abril, lix…

Wacaal |
Yemen ayaa xaqiijisay in koox hubeysan ay afduubteen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed, iyadoo wararku sheegayaan in markabkaas hadda loo kaxaystay dhanka xeebaha dalka Soomaaliya oo hore loogu qabsaday labo markab oo kale maalmihii la soo dhaafay. ​Markabkan la qabsaday oo lagu magacaabo…

Kooxo budhcad-badeed looga shakisan yahay ayaa afduubtay markab xamuul ah oo marayey meel u dhow xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka degmada Garacad ee gobolka Puntland, sida ay sheegeen hay’ado ka shaqeeya amniga badda iyo warbaahin caalami ah. Markabka la afduubtay, oo lagu magacaabo Sward,…

Xarunta Hawlaha Ganacsiga Badda ee Ingiriiska (UKMTO) ayaa sheegtay in aroortii Khamiista ay budhcad badeed weerartay markab shidaal oo marayay meel ku beegan xeebaha Soomaaliya, gaar ahaa aagga Eyl, una jirtay 560 mayl oo cabbirka badda ah. Budhcadda ayaa qoryaha fudud iyo galtaalaha RPG ku…

Subscribe to Category Page