Khilaafaadka xuduuddeed ee Itoobbiya iyo Soomaaliya waa arrin murugsan oo salka ku haysa gaabiskii Talyaanigu ka gaabiyay in uu xariiqa xuduudda u noqonaya la jeexdo Itoobbiya xilligii gumeysiga.
Tan iyo xilligii uu Geeska Afrika soo gaadhay gumeysiga reer Yurub, khilaafaadka xuduuddeed ee…

Farmaajo xilligiisii waa uu kiciyay dareenka waddaniyadeed ee Soomaalida, balse xukuumadda Xasan Sheekh ayaa mar kale ka hor geysay Itoobiya.
Markii Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) loo doortay madaxweynihii sagaalaad ee Soomaaliya, 2017, waxaa natiijada lagu soo dhaweeyay tacshiirad…