Skip to main content

Friday 16 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Books

Buug |
Buuggan la magacbaxay "President Aden Abdulla: His Life and Legacy", waa xasuusqor ku saabsan madaxweynihii kowaad ee Jamhuuriyaddii Soomaalida, Aadan Cabdulle Cismaan oo ku magac dheeraa "Aadan Cadde." Waxa buugga tafaftiray oo qoray Maxamed Ciise Trunji oo macruuf ku ah shaqooyinka macnaha leh ee…

Waraysi |
Axmed Ismaaciil Samatar sannadii 2008 ayuu wadasheekaysi mawduucyo badan daarran la yeeshay Nuuraddiin Faarax, waxay ka sheekaysteen sooyaalkiisa suugaaneed ilaa burburkii dawladdii Soomaaliya, waxay wax iska wayddiiyeen doorka indheergaradka Soomaaliyeed.…

Tom Gardner oo Economist uga soo warrama Afrika ayaa Geesku kala sheekaystay siyaasadda Itoobbiya iyo buuggiisa cusub ee ku saabsan “Mashruuca Abiy Axmed”. Markuu Abiy Axmed xukunka yimid 2018, gariirkii siyaasadeed ee horseeday imaatinkiisa, gilgiladkiisii waxaa laga dareemay dhammaan…

Ma sahlana in la helo buug taariikheed oo Ingiriisi (ama afkaleba) ku qoran oo daarran taariikhda Soomaaliya, taasina waxa ay goldaloollo ku keenaysaa fahanka qurbajoogta (iyo qolqoljoogtaba) kuwaas oo ay maankooda buuxiyeen sheekooyinka daraf tebisayda ah – sheekooyinkan oo ah in yar oo run ah oo…

“Waxa la inagu soo ababiyay in aynu ka feejignaano wax kastoo sooyaalkeenna ka baxsan,” ayay Nadiifa Maxamed oo ah qoraa Biritish-Soomaali ahi ku tidhi waraysi ay Geeska siisay.. Waxay sheegtay in ay akhrinta noofallada ka baratay qaddarinta runta qayaxan.…

Qoraalka waxa Af Ingiriisi ku diyaariyay Faysal Cali, Bahda Geeska ayaana Af Soomaali u turjuntay. Inta badan ma daneeyo khudbadaha ay jeediyaan madaxda Midawga Yurub (MY), balse wax ii geeyayba sannaddii 2016 ayaan dhegaystay Federica Mogherini oo markaas madax u ahayd siyaasadda arrimaha…

Qoraalkani waa waraysi uu Faysal Cali oo ka tirsan bahda Geesku uu la yeeshay Stuard Reid, qoraaga buugga The Lumumba Plot, kaas oo qoraagu dib ugu eegayo dilkii shirqoolka ahaa ee Lamuumba, isagoo si gaar ah diiradda ugu saaraya doorkii uu Maraykanku ku lahaa shirqoolka Lamuumba iyo…

Subscribe to Category Page