Maanta, gobolka Geeska Afriki waa mid kala qaybsan siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba, kala qaybsanaantani waxa ay keentay colaado baahsan iyo aaminaada bulshooyinka ka dhex abuurantay; xataa kuwooda isku qawmiyada ah, ee ah in kala tagsanaanta bulshooyinka gobolku tahay mid aan wax laga qaban…

Buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction ee uu qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisii nololeed ee muddadii dheerayd ee uu u shaqaynayay dawladdii Soomaaliya laga soo bilaabo 1957 ilaa 1991.
Sheekada buuggu werinayo waa mid…